Wanaagsan public
[search 0]
Download the App!
show episodes
 
Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow. Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga m ...
  continue reading
 
Artwork
 
Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series ...
  continue reading
 
Loading …
show series
 
Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraamtid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakh…
  continue reading
 
Xalqadeena maanta waxaan kaga hadleynaa sidee ayuu ahaa Ramadankeena, maxaa inoo suurta galay qorshihii aan sameeynay? Sideen usii socod siinaa wax qabadkii aan sameeynay? Waxaan kaloo idinla wadaageynaa sida ay reerka usii socod siin lahaayeen, camalada wanaagsan ay sameeyeen. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa hee…
  continue reading
 
Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraantid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakh…
  continue reading
 
Xalqada isbuucan waxay tahay mid aan kaga hadlayo dhowr cashar oo la xidhiidha habfikirkeena dhinaca ducada iyo waxyabaha aynu bishii Ramadan ka baranay sidaynu nolosheena ugu dabiqi lahayn. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/?igshid=YmMyMTA2M2Y=…
  continue reading
 
Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay? Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor is…
  continue reading
 
Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in uu isbadal la yimaado noloshiisa u fiican ama aqbalo waxyabaha fiican ee noloshiisa kusoo biira. Jawaabta s…
  continue reading
 
Samayso qorshe ramadan adoo raacayaa talooyinkan aan kusoo gudbiyay xalqada isbuucan. Sidoo kale wax ka badal hab-fikirkaaga la xidhiidha ramadanta iyo hadaf dajinta taasoo mararka qaar ku keenta qofka culays iyo niyad jab marka uu ka midho dhalin waayo ama joogtayn waayo acmaasha iyo cibaadooyinka qaar uu qorshaystay. Dhagaysi wacan. Hel 50% disco…
  continue reading
 
Maxaa ku keena qofka in uu la kulmo dareemo culus marka uu kobcinayo wacyigiisa sidee buuna uga gudbi karaa dareemadda culus una joogtayn karaa is badalkaas uu ku samaynayo xidhiidhka uu qofku la leeyahay naftiisa iyo dadka kale. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJwD/…
  continue reading
 
Xalqadan waxaan kusoo gudbinayaa qaab ka ay tahay qofku inoo uga war hayo naftiisa iyo dhaqamadiisa xidhiidhada dhexdooda iyo sidoo kale su'aasha ay tahay in uu qofku naftiisa waydiiyo marka ay noqoto xidhiidhadii hore uu ugu jiri jiray ee uu ku tilmaamo xidhaadho aan fayoobayn. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching …
  continue reading
 
Waxaan xalaqadeenaan kaga hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha Ramadan ee barakeysa. Sideen isugu dheeli tirnaa howlaheena adduunka iyo inaan Alle u dhawaano. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtub…
  continue reading
 
Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo saamaynta aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka la leedahay. Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex calaamadood oo kale oo ka dhiga xidhiidhada qaar aan fayoobayn. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.c…
  continue reading
 
Kusoo dhawaada xalqad cusub oo ka hadleysa sidaan caruurteena qalbigooda ugu abuuri leheen, uguna xasilin leheen iimaanka. Waxaanu ka wada hadleynaa su'aalo ah: Waa maxay sababta aan ugu baahan nahay inaan caruurteena qalbigooda ku abuurna kuna xasilino iimaanka? Goorma ayaan bilaabeynaa? Miyaan u baahan nahay in da' walbo aan si u barno? Maxaa ino…
  continue reading
 
Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow. Waxa muhiima in qof kaste garan karo dhaqamada qaar samaynta fiican ee ay ku leeyihiin xidhiidhada kuna dadaalo in uu barto. Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex dhaqamood oo lagu tilmaamo dhaqamada fayow kuna ah lid dhaqamadii aan fayoobayn ee xalqadii hore kagasoo hadlay. Dhagaysi wacan. Fac…
  continue reading
 
Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo sidee aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka l aleedahay. Ka dhagayso xalqada isbuucan afarta calaamadood ee cilmi baadhis lagu sameeyay kana dhiga xidhiidhada qaar aan fayoobayn. Dhagaysi wacan. Facebook http…
  continue reading
 
In badan ma maqashay Attachment style? Ma iskudayday in aad wax kaa fahantid qaab-dhaqameedkaaga xidhiidhada dhexdooda se ma rabtaa ama diyaar ma u tahay in aad si daacada naftaada wax uga ogaatid si aad u garan kartid daldaloolada aad leedahay shakhsi ahaan ee mararka qaar saameeyaa xidhiidhada aad dadka la leedahay? Xalqadan 1aad ee Season 2 dhag…
  continue reading
 
In badan ma maqashay Attachment style? Ma iskudayday in aad wax kaa fahantid qaab-dhaqameedkaaga xidhiidhada dhexdooda se ma rabtaa ama diyaar ma u tahay in aad si daacada naftaada wax uga ogaatid si aad u garan kartid daldaloolada aad leedahay shakhsi ahaan ee mararka qaar saameeyaa xidhiidhada aad dadka la leedahay? Xalqadan 1aad ee Season 2 dhag…
  continue reading
 
Xalqadan waxay tahay qaab aad dib ugu eegi doontid isbadalka aad dareentay intii aan ku xidhnayd podcast kan waliba xidhiidh ka naftaada aad la leedahay iyo siduu isku badalay. Waxaad ka jawaabi doontaa 10 su'aalood oo taban doonaa qaybaha kala duwan ee noloshaada adoo wakhti naftaada siinaya wakhtina la qaadanaya. Dhagaysi wacan. Facebook https://…
  continue reading
 
Riix linkigan si aad ugu biirtid group ka Telegram ee tababarka Qorshaha Sanadka Cusub 👇 https://t.me/+N5yaFhEB_zs4MjM0 - Maxaa keenaa in culays badan la dareemo dhamaadka sanadka iyo bilawga sanadka? Ma dareemaysaa in ay tahay in aad ahdaaf badan sameysatid isbadal wanaagsanna noloshaada kusoo kordhisid sanadkan 2024 ? Haday Haa tahay jawaabtu dha…
  continue reading
 
Waa maxay talaabooyinka (hab-dhaqano) ay tahay qofku inuu sameeyo si uu kalsoonida uu naftiisa kuqabo ay kor u kacdo? Xalqadan waxaad ku baran doontaa dhowr qodob oo kala duwan oo la xidhiidha qaybaha kala duwan ee nolosha iyo sidaad u noqon lahayd qof ku kalsoon awoodihiisa wakhtiyada adag iyo wakhtiyada fududba. Dhagaysi wacan. Facebook https://w…
  continue reading
 
Kalsoonidu ma wax lagusoo dhashaa mise waa wax la baran karo? Qof ka kalsoonida lihi astaamo noocma ah ayuu leeyahay. Waa maxay qeexida saxda ah ee ay leedahay kalmada 'Kalsooni' khubarada cilmi nafsiga bartayna sidee ayay u qeexaan kalmadan. Jawaabaha su'aalahan waxaad ka helaysaa xalqadan. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalha…
  continue reading
 
Ma tahay qof ka war haya naftiisa si joogta ah? Ma garan kartaa isbadalada noloshaada kusoo biiraa siday u saamayn karaan qaybaha kala duwan ee noosheeda sida go'aan qaadashada, waxqabadkaaga malin laha ah iyo cafimaadkaaga maskaxeed. Hadaba xalqadan waxaad ku baran doontaa sida naftaada ay tahay in aad uga war haysid iyo su'aalaha ay tahay in aad …
  continue reading
 
Waa maxay filashada fayow iyo filashada aan fayoobayn? Saamayn noocma ah ayay filashadu ku leedahay xidhiidhka ad dadka kale la leedahay? Waa maxay se talaabooyinka aad qaadi kartid si aad filashooyinka aan fayoobayn ee aad leedahay aad wax uga badali kartid. Jawaabaha su'aalahan waxad ka helaysaa xalqadan. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.face…
  continue reading
 
Waxaan xalqadan xiisaha leh idinkugu soo gudbineynaa wareysi aan la yeelanay Dr. Faadumo Mohamud Mohamed aragtida caruurta ay bulshada ka qabto iyo saameynta ay ku yeelaneyso tarbiyada iyo tacliintaba. Dr. Faadumo waxeey xanaanad ka furtay magaalada Muqdisho taasoo ula jeedadeeda tahay in lasoo saaro fac naxariis iyo jaceyl wax lagu baray iyo ineey…
  continue reading
 
Intee in leeg bay filashadu saamayn kuleedahay xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Ma jiraan filashooyinka qaar soo noqnoqda oo aad ka leedahay dadka kale ee aad xidhiidhada la leedahay kugu keenana niyad jab iyo dareemmo culus oo taban? Hadaba xalqadan kaga bogo waa maxay filasho (expectations) iyo saamaynta ay kuleedaahay xidhiidhada, Insha'A…
  continue reading
 
Intee in leeg bay filashadu saamayn kuleedahay xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Ma jiraan filashooyinka qaar soo noqnoqda oo aad ka leedahay dadka kale ee aad xidhiidhada la leedahay kugu keenana niyad jab iyo dareemmo culus oo taban? Hadaba xalqadan kaga bogo waa maxay filasho (expectations) iyo saamaynta ay kuleedaahay xidhiidhada, Insha'A…
  continue reading
 
Maxaa ku keena qofka inuu ku qanci waayo waxqabadkiisa malin laha ah? Ma la odhan karaa waxay taasi hoos u dhigtaa kalsoonida uu qofku ku kalsoonyahay awoodihiisa wax qabad? Kaga bogo jawaabaha su'aalahan xalqadan iyo xalqadii hore Q-1aad. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/Cp…
  continue reading
 
Maxaa ku keena qofka inuu ku qanci waayo waxqabadkiisa malin laha ah? Ma la odhan karaa waxay taasi hoos u dhigtaa kalsoonida uu qofku ku kalsoonyahay awoodihiisa wax qabad? Kaga bogo jawaabaha su'aalahan xalqadan iyo ta xigtaba Insha'Allah. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/…
  continue reading
 
Waxaan xalqadaan ku wareeysan Ubah Adan oo ah waalid, macalin iyo maamule iskuul. Ubah waxeey si fiican u kala dhigdhigeysaa dowrka uu macalinku ka cayaaro ilmaha ama ardeyga mustaqbalkiisa, waxbarashadiisa, iyo habdhaqankiisa. Iyo weliba muhiimada ay leedahay cilaaqada ka dhaxeeysa waalidka iyo macalinka. Waxaad kaloo maqli doontaa anagana ra'yige…
  continue reading
 
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. Xalqadan waxan kaga hadlay qaababka kala duwan ee uu qofku wax uga badali karo dabeecadan isagoo isku dayaya in uu noqdo qof ka war qaba dareemadiisa maa…
  continue reading
 
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaati…
  continue reading
 
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaati…
  continue reading
 
Warwaku waa wax badanka aan ka maqnaan nolol maalmeedkeena se inagu keena cafimaad daro jidheed iyo maskaxeedba haduu dhaafo xadka loogu talogalay. Xalqadan manta waxaad ku baran doontaa qaababka kale duwan ee loo maareeyo warwarka? Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagram.com/p/CpHdlduoJ…
  continue reading
 
Warwaku waa wax badanka aan ka maqnaan nolol maalmeedkeena se inagu keena cafimaad daroo jidheed iyo maskaxeedba haduu dhaafo xadka loogu talogalay. Xalqadan iyo ta ku xigtaba waxan kaga hadlayaa 'waa maxay warwar' maxaa se lagu kartaa marka warwarku nolol maalmeedkaaga saamayn taban uu kuyeesho. Sidoo kale, talaabooyinka kula gydboon si aad u maar…
  continue reading
 
Kusoo dhawaada xalqadan oo aan kaga hadleyno sideey ahayd sedexdii sano ee lasoo dhaafay, maxeeynu baranay, iska baranayna, sidee buu noqon mustqabalka Ladnaan podcast? Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Ma…
  continue reading
 
Goormay ahayd markii ugu danbeysay ee aad qalad naftaada ama qof kale aad ka gashid, se naftaada si buuxda maw saamaxday? Maxay ku kala duwan yihiin in aad naftaada saamaxdid iyo in aaad naftaada si buuxda u xisaabisid marka qalad kaa dhaco? Baro taloobooyinka ay tahay in uu qofku qaado si uu si cafimad qabta uga gudbi karo qalad ka uu sameeyay iyo…
  continue reading
 
Waa maxay sifooyinka ay leeyihiin dadka si buuxda naftooda masuul uga ahi? Dabeecadaha iyo dhaqamada aad muujisaa intee in leeg ayay saamayn ku leeyihiin Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Dhagayso xalqadan si aad u heshid jawaabaha su'aalahan kor ku xusan. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https:/…
  continue reading
 
Qof walba wuu jecel yahay inuu helo farxad iyo ladnaan. Laakiin sida uu qofka uu raadiyo weey kala gedisan tahay. Haddaba qeybtan waxeey ku saabsan tahay sida aan ku heli leheen ladnaanta nolosha. Iyadoo uu qofku u baahan yahay inuu naftiisa qiimeeyo doorarka nolosha ee saaran. Waxaan kaloo hadleynaa sida aan anagana isku qiimeynay. Heesta horudhac…
  continue reading
 
Waa maxay talaabooyinka aad qaadi kartid si aad u maaraysid aaminadaha aan fayoobayn ee soo if-baxa wakhtiyada qaar? ama ba aad u dhistid aaminado fayow oo kuu horseeda korniin iyo in aad gaadho ahdaafta aad nolosha ka leedahay. Halkan ka dhagayso xalqada cusub. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https:/…
  continue reading
 
Waa maxay talaabooyinka aad qaadi kartid si aad u maaraysid aaminadaha aan fayoobayn ee soo if-baxa wakhtiyada qaar? ama ba aad u dhistid aaminado fayow oo kuu horseeda korniin iyo in aad gaadho ahdaafta aad nolosha ka leedahay. Halkan ka dhagayso xalqada cusub. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https:/…
  continue reading
 
Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagr…
  continue reading
 
Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagr…
  continue reading
 
Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram https://www.instagr…
  continue reading
 
Sidee bay dareemada culus u saameeyaan waxqabadkaaga malin laha ah? Maxaa hoos u dhigi karaa waxqabadkaaga malin laha ah (productivity), isbadal noocma ah ayaad ku keeni kartaa nolol malmeedkaaga si aad kor ugu qaadid waxqabadkaaga si joogto ah? Intan ba waxad ka heli kartaa xalqadan. Dhagaysi wacan Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coac…
  continue reading
 
Su’aal aan anaga isweydiiney waalid badana ay is weydiinayaan ayaa ah sideey caruurteeba u sameeysan karaan saaxiib wanaagsan. Saaxiibada muhiim ayeey u tahay caruurta, waxayna ka bartaan dad la dhaqanka, waxeeyna nooga baahan yihiin inaan hagno. Waxaan isku dayeynaa inaan xalqadan kaga hadalno da’da kala gedisan iyo saameynta asaxaabta iyo sideey …
  continue reading
 
Sidee bay dareemada culus u saameeyaan waxqabadkaaga malin laha ah? Maxaa hoos u dhigi karaa waxqabadkaaga malin laha ah (productivity), isbadal noocma ah ayaad ku keeni kartaa nolol malmeedkaaga si aad kor ugu qaadid waxqabadkaaga si joogto ah? Intan ba waxad ka heli kartaa xalqadan. Dhagaysi wacan Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coac…
  continue reading
 
Saamayn intee leeg bay dareemada culus nolol malmeedkaaga ku leeeyihiin? Dareemadaasi ma yihiin qaar saamayn taban kuleh Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Hadaba dhagayso xalqadan si aad u kobcisid hab fikirkaaga dhinaca dareemada (mashaacirta) iyo maareyntooda. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram h…
  continue reading
 
Saamayn intee leeg bay dareemada culus nolol malmeedkaaga ku leeeyihiin? Dareemadaasi ma yihiin qaar saamayn taban kuleh Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Hadaba dhagayso xalqadan si aad u kobcisid hab fikirkaaga dhinaca dareemada (mashaacirta) iyo maareyntooda. Dhagaysi wacan. Facebook https://www.facebook.com/amaalhaybe.coaching Instagram h…
  continue reading
 
Waligaa marna naftaada xad ma u dhigtay? Si malin le ah mawga waar qabta dooroshooyinka aad sameynayso ee cafimaadkaaga iyo horumarkaaga u fiican iyo kuwa dib u socod kuu horseedaya? Dhagayso xalqadan manta si aad wax uga baratid xuduudaha qofku naftiisa u dhigi karo si uu u wanaajiyo cafimadkiisa maskaxeed iyo jidheedba horumarna uu ugu arko qayba…
  continue reading
 
Xalqadeena maanta waxeey ka hadleysaa sidaan xusuus wan wanaagsan ula sameeyn lahayn caruurteena, iyo muhiimada ay leedahay xusuusta wan wanaagsan in la isla sameeyo. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com…
  continue reading
 
Loading …

Quick Reference Guide