Best dhibaatooyinka podcasts we could find (Updated September 2017)
Related podcasts: Islamic Religion Education Xalkiisa Khilaafka (wanaag) Fayoobi Laab Dhibaatooyinkeeda Zinada Kudhaqanka Diinta Kulmay Lagala Tagidooda Galbeedka Qiyaamaha Wadamada  
Dhibaatooyinka public [search 0]
show episodes
 
D
Dhibaatooyinka qiyaamaha
Daily+
 
• Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya maalinta qiyaamaha iyo dhibaatadeeda.Nolosha aduunyada iyo qiimaheeda.Qabriga iyo imtixaanka yaala meeshaas.• Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya maalinta qiyaamaha iyo dhibaatadeeda.Marxaladaha uu qofku marayo aduunyada iyo aakhiradaba.Suurta kowaad iyo ta labaad.• Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya maalinta qiyaamaha iyo dhibaatadeeda.Qaabka ay u dhacayso xisaabtu iyo meelaha ay dadku marayaan. Sida jidka siraad.Janada iyo naarta
 
D
Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay
 
Muxaadaro ka hadlaysa: dhibaatada iyo fitnada ay keentay in la aado wadamada reer galbeedka, taas oo ay ka mid tahay: qoyskii oo burburay, akhlaaqadii oo hoos u dhacday, aduunyadii oo la jeclaaday i.w.m
 
Z
Zinada iyo Dhibaatooyinkeeda
Daily+
 
Muxaadaro ka hadlaysa sinada, iyo dhibaatooyinka ay u leedahay mujtamaca.
 
M
Macaasida
Daily+
 
muxaadaro ka hadlaysa: macaasida iyo dhibaatooyinka ka dhasha, iyo noocyada danbiyada dadku galaan.
 
K
Khilaafka iyo xalkiisa
Daily+
 
Muxaadaro ka hadlaysa is khilaafka iyo noocyadiisa, iyo asbaabta keenta is khilaafka iyo sida loo daawaynayo dhibaatooyinka ay keenaan khilaafkaadku.
 
K
Kudhaqanka diinta
Daily+
 
Shareecada in la raaco , sida ay dadkii wanaagsanaa ee hore ugu dhaqmi jireen diinta, iyo dhibaatooyinka ku dhaqan la’aanta diinta.
 
L
Laab fayoobi (wanaag)
Daily+
 
Macnaha Qalbiga ka fayow xanuunada ku dhaca, xaasidnimada iyo kala taga iyo isnacaybka iyo dhibaatooyinka ay u leedahay mujtamaca, khatarta ay leedahay in ceebaha dadka laga sheekeeyo.
 
Loading …
show series
 
Dagaalka sokeeye waa dhacdo xanuun leh oo dhibaato badan gaarsiisay dadka Soomaaliyeed. Dhibaatadaa gaartay dadka Soomaaliyeed waa mid isugu jirta naf, jir, maal iyo sharaf intaba. Dhinaca kale, dagaalkan sokeeye waxbaan ka barrannay. Waxa aan ka baranay waa wax horumar noo horseedi kara waana waxyaalo aad iyo aad ugu faa,iido badan dalka iyo d ...…
 
D
Dhibaatooyinka qiyaamaha
 
Dhibaatooyinka qiyaamaha 03
 
D
Dhibaatooyinka qiyaamaha
 
Dhibaatooyinka qiyaamaha 02
 
D
Dhibaatooyinka qiyaamaha
 
Dhibaatooyinka qiyaamaha 01
 
Dhulka Soomaaliyeed waa dhaxalgal, waa dan guud, waa waajib bulsho in la ilaaliyo. Waxaa is xasuusin mudan in dhul badan horay nalooga qaatay ama u luminnay. Waxaa ka mid ah dhulka aan isku heysanno annaga iyo Itoobiya. Waxaa ka mid ah Dhulka aan isku heysanno annaga iyo Kenya. Waxaa ka mid ah jaziiradda Suqadara ee hoostagta Yemen. Dhibaatooyi ...…
 
D
Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay
 
Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay - 2
 
D
Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay
 
Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay - 1
 
Qodobada barnaamijkeenna maanta waxaa ka mid ah:Dhibaatooyinka shilalka gawaaridaRoobab ka da`ay Carmo oo xannibay isu socodka gaadiidka iyo dadkaDhibaatooyinka daawooyinka dhacaDib u habeynta iskuullada Kismaayo
 
Speed
Series preference
1x
1x
Volume
100%
/

Google login Twitter login Classic login