Best islaamka podcasts we could find (Updated May 2018)
Related podcasts: Islamic Religion Education Dhexdhexaadnimadiisa Wanaaga Qoyska Badhaadhaha Furaha Tarbiyada Salaada  
Islaamka public [search 0]
show episodes
 
T
Tarbiyada islaamka
Daily+
 
Muxaadaro ka hadlaysa tarbiyada islaamka iyo qaybaheeda kala duwan, iyo qaabka loo tarbiyeeyo qofka.
 
Macnaha dhexdhexaadnimada islmaanka , ku toosnaanta caqiidada toosan, ka caado dhigashada akhlaaqada iyo dhaqanka wanaagsan, la dhaqanka wanaagsan.
 
S
Salaada 02
Daily+
 
Salaada: meesha ay kaga jirto salaadu diinta islaamka, adilada ku tusaya heerka ay salaadu gaadhsiisan tahay diinta islaamka.
 
Muxaadaro ka hadlaysa guurka iyo wanaaga uu xambaarsan yahay marka lagu dhaqo guriga diinta islaamka.
 
Loading …
show series
 
Qeybtan Xoree Maskaxdaada, waxaan ku faafaahineynaa danta Soomaaliyeed iyo danaha garabyada iska soo horjeeda ee ku dagaalamaya Soomaaliya. Ulajeeddadu waxay tahay in dadka Soomaaliyeed kala ogaadaan danahan kala duwan si ay u gartaan in dantooda la matalayo iyo in kale. Waxay talo siineysaa dadka Soomaaliyeed si ay u matalaan danohooda. Xulufa ...…
 
Google login Twitter login Classic login