Artwork

Content provided by United Nations Assistance Mission in Somalia. All podcast content including episodes, graphics, and podcast descriptions are uploaded and provided directly by United Nations Assistance Mission in Somalia or their podcast platform partner. If you believe someone is using your copyrighted work without your permission, you can follow the process outlined here https://player.fm/legal.
Player FM - Podcast App
Go offline with the Player FM app!

Tubta Nabadda EP101: Strengthening Somalia’s domestic revenue

17:05
 
Share
 
Manage episode 214320749 series 2276607
Content provided by United Nations Assistance Mission in Somalia. All podcast content including episodes, graphics, and podcast descriptions are uploaded and provided directly by United Nations Assistance Mission in Somalia or their podcast platform partner. If you believe someone is using your copyrighted work without your permission, you can follow the process outlined here https://player.fm/legal.
Todobaadkaan #TubtaNabadda waxaan kaga hadli doonaa dedaalada socdo ee lagu xoojinaayo daqliga gudaha ee Soomaaliya. Waxaan wareysan doonaa wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda Cabdullahi Sheekh Cali Qaloocow oo ka badli doono koban daqliga gudaha lixda bil ee ugu dambeysay, iyo sidoo kale ilaha sare u qaadi kara socodka canshuuraha dalka iyo daqliga ku soo xrooda qasnadda dowaldda. Waxaan sidoo kale wareysan doonaa Ms Puteri Natalie Watson sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska bankiga adduunka ee Soomaaliya, oo ka hadli doonta taageerada bankiga adduunka siiyo dowladda Soomaaliya. waxay sidoo kale ka hadli doontaa caqabadaha nidaamka daqli aruurinta iyo talloobooyinka muhiimka ah ee u baahan in mudnaan la siiyo si looga guuleysto caqabadahaas. Waxaa barnaamijka daadihinaya Cali Guutaale iyo Faadumo Sheekh, iyadoo dhinaca madadaalada uu hees noogu luuqeyn doono Max'ud Xeebow. Ka dhageyso Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Risaala, Radio Cadaado iyo Radio Hiranweyn Beletweyne maanta. Ha hilmaamin in aad wici karto idaacadaha oo aad nala wadaagi karto aragtidaada ku aadan ama qaybtaan hoose aragtidaada noogu reeb. Haddii uu ku dhaafay, halkaan ayaad ka dhageysan kartaa marwalba. Waxaad ka heli karta barnaamijka iyo qaybaha kaleba iTunes (apple.co/2xbk78c), Stitcher (bit.ly/2x9djbd) and TuneIn (bit.ly/2kljcZJ).
  continue reading

283 episodes

Artwork
iconShare
 
All episodes

×
 
Loading …

Welcome to Player FM!

Player FM is scanning the web for high-quality podcasts for you to enjoy right now. It's the best podcast app and works on Android, iPhone, and the web. Signup to sync subscriptions across devices.

Quick Reference Guide