Fatumo & Sagal public
[search 0]
More
Download the App!
show episodes
 
Artwork
 
Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series ...
  continue reading
 
Loading …
show series
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waa Live Podcast oo aan la sameeynay waalidiinta Borlänge, Sweden. Xalqadaan waxaan kaga hadalnay sidaan u xoojin leheen isku xirnaanta qoyska. Waxaan ka hadalnay lix qeybood oo naga caawineyso isku xirnaanta qoyska: 1. In aaladaha teknoloojiga iyo shaashaada aan ka fogaano kuna badalno waxya…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan maanta idiin haynaa xalqad xiiso leh oo aan ku wareeysanay Sadia Abubakar Ibrahim oo ah clinical psychologist. Iyadoo nooga warameysa waa maxay koriinka caruurta aan caadiga ahayn, maxaa keena, sideena waalidka ku garan karaa ama ula tacaali karaa. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena maanta waxaan kaga hadleynaa sidee ayuu ahaa Ramadankeena, maxaa inoo suurta galay qorshihii aan sameeynay? Sideen usii socod siinaa wax qabadkii aan sameeynay? Waxaan kaloo idinla wadaageynaa sida ay reerka usii socod siin lahaayeen, camalada wanaagsan ay sameeyeen. Heesta horudhaca iyo dha…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalaqadeenaan kaga hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha Ramadan ee barakeysa. Sideen isugu dheeli tirnaa howlaheena adduunka iyo inaan Alle u dhawaano. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageey…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Kusoo dhawaada xalqad cusub oo ka hadleysa sidaan caruurteena qalbigooda ugu abuuri leheen, uguna xasilin leheen iimaanka. Waxaanu ka wada hadleynaa su'aalo ah: Waa maxay sababta aan ugu baahan nahay inaan caruurteena qalbigooda ku abuurna kuna xasilino iimaanka? Goorma ayaan bilaabeynaa? Miyaan u baah…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalqadan xiisaha leh idinkugu soo gudbineynaa wareysi aan la yeelanay Dr. Faadumo Mohamud Mohamed aragtida caruurta ay bulshada ka qabto iyo saameynta ay ku yeelaneyso tarbiyada iyo tacliintaba. Dr. Faadumo waxeey xanaanad ka furtay magaalada Muqdisho taasoo ula jeedadeeda tahay in lasoo saaro f…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalqadaan ku wareeysan Ubah Adan oo ah waalid, macalin iyo maamule iskuul. Ubah waxeey si fiican u kala dhigdhigeysaa dowrka uu macalinku ka cayaaro ilmaha ama ardeyga mustaqbalkiisa, waxbarashadiisa, iyo habdhaqankiisa. Iyo weliba muhiimada ay leedahay cilaaqada ka dhaxeeysa waalidka iyo macali…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Kusoo dhawaada xalqadan oo aan kaga hadleyno sideey ahayd sedexdii sano ee lasoo dhaafay, maxeeynu baranay, iska baranayna, sidee buu noqon mustqabalka Ladnaan podcast? Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST Hee…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qof walba wuu jecel yahay inuu helo farxad iyo ladnaan. Laakiin sida uu qofka uu raadiyo weey kala gedisan tahay. Haddaba qeybtan waxeey ku saabsan tahay sida aan ku heli leheen ladnaanta nolosha. Iyadoo uu qofku u baahan yahay inuu naftiisa qiimeeyo doorarka nolosha ee saaran. Waxaan kaloo hadleynaa s…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Su’aal aan anaga isweydiiney waalid badana ay is weydiinayaan ayaa ah sideey caruurteeba u sameeysan karaan saaxiib wanaagsan. Saaxiibada muhiim ayeey u tahay caruurta, waxayna ka bartaan dad la dhaqanka, waxeeyna nooga baahan yihiin inaan hagno. Waxaan isku dayeynaa inaan xalqadan kaga hadalno da’da k…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena maanta waxeey ka hadleysaa sidaan xusuus wan wanaagsan ula sameeyn lahayn caruurteena, iyo muhiimada ay leedahay xusuusta wan wanaagsan in la isla sameeyo. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, h…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalaqadeenaan waxaan wareeysi la yeelanay qoraaga buuga Daryeel Bulsho. Waa buug xambaarsan aqoon guud iyo wacyi galin ku saabsan caafimaadka maanka, anagoo ku xuseyna bisha May oo ah bisha caafimaadka maanka. Abdukadir wuxuu xalqadani noogu sheegayaa talaabooyin ka hortrag ama ka daba tag xagga caafim…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeenaan waxaan uga hadleynaa sidaan u kobcin lahayn qoyskeena bisha ramadanka. Waxaanu isku deyi doonaa inaanu ka hadalno wixii talo ama khibrad inoo shaqaysay ama mid aanu ku fakarnay ah inaad idinla wadaagno. Waxaanu ka hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha ramadan si wadajir ah, wax…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalaqadeenaan waa xalqad ay dhageystayaal badan naga codsadeen inaan wax ka sheegno. Mawduuca maanta aan soo qaadaneyno waa Burn-out. Waxaanu xalqadaan kaga hadleynaa calaamadaha lagu garto, marxaladaha kala duwan iyo waxaad ka qaban karto. Haddaba waxaan dhageystayaasheena xusuusineynaa in markaan cal…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waa sidee dareenka waalidka caruurta yaryar haysta? Ma waxaad dareemeysaa farxad iyo reyn reyn, mise stress? maxaad sameeysaa si aad uga baxdo mar marka qaarkii stress-ka waalidnimada keenta? Haddaba xalqadan waxaan kuugu haynaa talooyin. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. …
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Sanad wanaagsan ayaan idin leenahay dhageystayaasheena meel walbo oo aad joogtaan. Anagoo weli ku guda jirna caruurta da'dooda u dhaxeeysa 1-6 jir waxaan xalqadan idinkugu haynaa dhibaatooyin ay waalidiinta adduunka dhan ay isla wadaagaan oo ah sideen uga badbaadinaa caruurteena shaashada iyo aaladaha …
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Taxanaheenaan sedexaad wuxuu ka hadlayaa Marxalada Horumarka Koriinka Caruurta jirta 4-5 sano jir waxaan kaga hadleynaa sidaan u xoojin leheen dareenka caruurta iyo shucuurtooda. Waxaan kusoo qaadaneynaa talooyin iyo tusaalooyin waxtar leh. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Taxanaheenaan labaad ee Marxalada Horumarka Koriinka Caruurta jirta 1-3 sano jir waxaan kaga hadleynaa sidaan u xoojin leheen dareenka caruurta iyo shucuurtooda. Waxaan kusoo qaadaneynaa talooyin iyo tusaalooyin waxtar leh. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan dhowr xalqadood oo soo socda kaga hadli doonaa Marxalada Horumarka Koriinka Caruurta jirta 1-5 sano jir. Qeybtaan ugu horeeysa waxaan kaga hadleynaa 1-3 jir iyo shanta marxalood ee ugu waaweyn. Ha moogaanin qeybta 2-aad oo aan sii wadi doono. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Masla…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan kaga hadleynaa sideen u jecleysiinaa caruurteena iskuulka. Caruur badan ayaa dhacda in isbuuc ama dhowr isbuuc kadib iskuulkii naca oo yiraahda ma rabo inaan iskuulka aado. Sababaha keentana weey badan tahay. Xalqadeenaan waxaan kaga hadleynaa xalalka uu waalidka sameeyn karo markeey …
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! How to prepare children for the school start. Xalqadeenaan waxaan siin doonaa waalidiinta talooyin ay ku dabaqi karaan una isticmaali karaan isku diyaarinta sanad dugsiyeedka. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dha…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Haddaba xalqadeena waxaan mar labaad ku casumnay Luul oo aan horay kaga wareeysanay howsha ay qabtaan adeega bulshada ee Sweden. Xalqadeenaan waxaan ka hadleynaa oo ay Luulna nooga jawaabeysaa su'aalo ka yimid wareystayaasheena. Waxayna xalqadani qaas u anfaceysaa waalidiinta ku nool Sweden. Waalidiint…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan Ladnaan podcast waa mid ka gedisan xalqadihii aad nooga barateen. Waa special episode oo aan ugu tala galnay inaan warbixin ka bixino mawqac ama Platform la yiraahdo Guur & Gayaan. Dhageyso oo nala wadaag ra'yigaaga. Wixii su'aalo ah noogu soo dir: ladnaanpodcast@gmail.com Mawqaca Guur & Gaya…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaynu qeybteenaan wareysanay Kaltun Abdulahi Guuleed oo ku taqasustay kobcinta iyo koriinka caruurta, qaasatan caruurta da'da yar. Waxay Kaltun nala wadaagtay sidaan caruurta u kobcin lahayn jir ahaan, maskaxiyan iyo shucuur ahaanba, iyadoo cilmigii maadiga iyo tii diinigaba dhinac walba ka eegtay. H…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan horay xalqadeenii 3-aad uga hadalnay aasaaska tarbiyada oo aan ku tilmaamnay inay tahay: Inaan soo saarno jiil kalsooni leh, aamin ah, nafta xakamin kara, isku filan, jaceeyl u qaba waalidka iyo dadka kaleba. Haddaba maanta waxaan dib ugu noqonaynaa xalqadaa oo aanu u gudagalno aasaaska tarbiyad…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadan waxaanu ka hadli doonaa dhalinyarada iyo guurka. Ma u baahan nahay inaan hagno? Hadeey nooga baahan yihiina, sideen u hagnaa iney lamaane ku haboon doortaan? Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, h…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qeybteena waxaan kaga hadli doonaa sida dhaliyaradan looga caawin lahaa inay fikradahooda iyo mabd’a khaas u ah ay u samysan karaan, adigoo aan fikradahaaga ku khasbayn. Haddaba sidee ayuu waalidka taa uga caawin karaa? Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loo…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa taxano cusub · Oo aan kaga hadli doonaa dhalinyarada markay soo gaadhaan d’ada 18-ilaa 24 oo ah da'da ay u gudbayaan nolosha dadka waaweyn. Taasoo laga filayo masu’uuliyad, go’aan qaadasho iyo ineey xil isa saaraan. Waxaa dhalinyaradaani lasoo gudboonaado caqaba…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaanu hore uga hadalnay taxanihii lasoo dhaafay Isbadalka dabeecadaha iyo habdhaqanka ku yimaada ciyaalka da’da 13-18 jirka ay, iyo caafimaadkooda maanka. Waxaanu waraysanay Asma oo psychologist ah iyo Hanna oo ah registered nurse kuna takhasustay caafimaadka maanka iyo dhimirka. Xalqadani waa gunnan…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Kusoo dhawaada qeybteena labaad ee maandhaye iyo maandhaqe. Hanna waxay qeytani nooga hadleysa daaweynta iyo ka hortaga. Waxay kaloo Hanna wax inooga sheegi doontaa dardaaran ay ugu tala gashay waalidiinta. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafa…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Maxaad ka taqaanaa maan dhaye iyo maan dhaqe. Cudurada ku dhaca ama dhibaatooyinka ku yimaada maanka waxaynu u baahan nahay inaan kala garano, si aan ceebeynta iyo takoorka bulshadeena iyo dadkeenaba. Qeybtaan waa qeybta hore oo ay Hanna inoo kala dhig dhiigeeyso waxay ku kala gedisan yihiin maandhayah…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalqadeena kaga hadleynaa caafimaadka maanka iyo cudurada ku dhaca dhimirka/maanka ee dhalinyarada. Waxaan wareeysanahay Asma Dhamac oo ku taqasustay cilmi nafsiga, una ololeysa sida ay bulshada Soomaalida u fahmi lahaayeen caafimaadka iyo cudurada ku dhaca maanka. Waxay xalqadeena Asma kaga had…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaa marti noogu ah Afrah Adan oo nooga hadleysa howlaha ay qabato oo ku saabsan sida loo xoojin lahaa isku xirnaanta waalidka iyo ubadkiisa. Waa wareysi qalbigeena taabtay, Afrah nalama wadaageyso keliyo howlaha ay qabato, oo waxay nala wadaageysaa qibradaheeda waalidnimo. Heesta aan kusoo…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waa maxay isku xirnaanta waalidka iyo cunugiisa qaangaarka ah? mala arki karaa? mala dareemi karaa? Isku xirnaanta waa baahi ku abuuran waxwalbo oo noola ah qaasatan bini’aadamka. Waa mid ilaahay ku abuuray inuu u baahan yahay cidkale oo uu dareemo inuu ka tirsan yahay ama ku tiirsan yahay. Haddaba ka …
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Maanta waxaan mawduuceena ku bilaabeynaa sheeko ay hooyo soomaaliyeed noola wadaagtay. Waxay tiri: wiilkeyga wuxuu ahaa mid ii baari ah oo warkeyga maqla. Wuxuu ahaa kan ugu baarisan ilmaheyga oo dhan. Sanadkaan markii ii iskuulka ku laabtay waxaan ka dareemayaa isbedel badan. Wiilkii hore ma’aha oo fa…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waa sanadguuradii 1-aad ee Ladnaan Podcast. Waxaan xalqadeena kaga hadalnay hadafka aan u aasaasnay Ladnaan podcast, maxaa nagu guubaabiyay inaan sii wadno, xalqadaha labadeenaba aan jecelnahay iyo weliba waxaan ka hadalnay mustaqbalka Ladnaan. Waxaan dhageystayaasheena ka codsaneynaa ineey nooga soo j…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! · Waxaan qeybaheena soo socda kaga hadli doonaa caruurta da’da iskuulka 7-18 jir iyo horumarkooda ama kobacooda jir ahaan, garaad ahaan, shucuur ahaan iyo xiriirkaba. · Qeybteenan ugu horeysa waxaan diirada saareynaa caruurta da’da 7-12 jir ah · Waxaan marka hore ka hadli doonaa horumarka iyo kobcinta …
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadan waxaan idiin soo bandhigi doonaa wareysi aan la yeelanay waalidiin ilmahooda keligooda korsanaya, caqabadaha ay la kulmeen iyo waxyaabaha u fududeeyay. Waxay kaloo waalidiintaan nala wadaageen talooyin aad iyo aad u wanaagsan oo uu waalid walba u baahan yahay. Dhageysi wacan.…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaanu xalqadan kaga hadleynaa waalidka korinaya ilmihiisa keligii. Saamaynta ay ciyaalka ay ku leedahay in hal waalid oo kaliya uu koriyo. Saamaynta ay waalidka korinaya ku leedahay. Sidee saameynahaa looga badbaadi karaa, maxaase waalidka looga baahan yahay?…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qeybtan waxaan uga hadli doonaa sida aan u kobcin lahayn qoyskeena bisha ramadanka. Waxaanu isku deyi doonaa inaanu ka hadalno wixii talo ama khibrad inoo shaqaysay ama mid aanu ku fakarnay ah inaad idinla wadaagno. Waxaanu ka hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha ramadan si wadajir ah, wax…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qeybtan waxaan kaga hadli doonaa muhiimada ay leedahay inay hooyadu ama qofka dumarka ah leedahay inay is daryeesho si ay u daryeesho dadka mas’uuliyada ka saran. Qof tiisa daryeelaa ayaa midkalena daryeeli kara. In this episode, we will talk about the importance of the mothers to take care of themselv…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qeybyenaan waxaan ku wareysanay gabar Soomaaliyeed oo ka shaqeeysa adeega bulshada (Social Service/Socialtjänst) ee Iswiidhan. Iyadoo aan weydiineyno sababaha keenta in ay adeega bulshada ay kala wareegto caruurta waalidkooda. In this episode, we have interviewed a social worker from Sweden about the c…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qeybteenaan waxaan wareysi la yeelanay hooyo Soomaali oo degan Sweden, iyadoo noo gala hadleysa caqabada waalid in lagu noqdo qurbaha. Waa qeyb aad u xiiso badan oo wax badan nagu soo kordhisay oo aan aad ula dhacnay. Waxaan fileynaa inaad idinkana ka heli doontaan. In this episode, we have interviewed…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena 1aad ee sannadkan cusub waxaan ku soo qaadan doonaa , hababka tarbiyada caruurta ee wadankeena laga isticmaali jiray. In this first episode of this new year, we will be discussing the different parenting styles and which parenting styles were used back home.…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Motivation episode - would you like to change yourself? Maadaama uu sanadka cusub inagu soo fool leeyahay, waxaa wanaagsan inaan ka fikirno sanadkii nasoo dhaafay iyo kan soo socdaba. Haddaba ka dhagaysta qeybtaan sidaan wax isdaga badali lahayn habdhaqankeena si aan u kobcino farxada qoyskeena.…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno barnaamijkeena maanta. Qeybtan waxaan kusoo koobeynaa qeybaheenii hore ee ku saabsanaa, caafimaadka hooyada, sida aan u kobcin leheen maskaxda caruurteena. Waxaan kaloo qeybteenaan ka jawaabi doonaa su’aalihiinii aad noogu soo dirteen Ladnaan pod…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! The first three years of a child’s life are critical for learning and development. As parents, we can develop our children's brain in different ways. This is the second episode in which we will talk about the children's brain from 1 year to three years. Sedexda sanadood ee ugu horeysa nolosha caruurta …
  continue reading
 
Loading …

Quick Reference Guide