Somali Youth public
[search 0]
More
Download the App!
show episodes
 
Artwork

1
Hawraarsan Podcast

Ismail Salad Hajji Dirir

Unsubscribe
Unsubscribe
Monthly
 
We talk about social issues, especially education, economics, health, culture, science and human rights issues. We invite Somali youth who are knowledgeable and passionate about community services. Waxaan uga hadalnaa arrimaha bulshada, gaar ahaan waxbarashada, dhaqaalaha, caafimaadka, dhaqanka, sayniska iyo arrimaha xuquuqul insaanka. Waxaan ku casunaa Hawraarsan Podcast dhalinyarada soomaaliyeed ee leh aqoonta iyo garaadka jecelna inay bulshadooda wax uqabtaan.
  continue reading
 
Loading …
show series
 
"Geeridu ma ahan wax jira" waa hadalka ugu caansan ee laga hayo Dr Nawal El Sadawi oo 21-kii bishan March ee sanadka 2021 ku geeriyootay cusbitaal ku yaal magaalada Qaahira ee dalka Masar. Maadaama aan maalmahan dambe baraha bulshada ku arkayay gabdho soomaaliyeed oo ka tacsiyaynaya geerida islaantan, waxaan jeclaystay in aan xalqaddan gaarka ah id…
  continue reading
 
Abdifitah Shirwac waa Sheeko sheege (Storyteller) iyo Blogger, waxa uu bulshada Soomaaliyeed usoo gudbiyaa sheekooyin isugu jira kuwo uu ugu qareemayo dadka dhibaataysan iyo qaar kale oo uu madadaalo ahaan uga gol-leeyahay, sidoo kale waa blogger diiwaan geliya dhacdooyinka xiisa leh ee uu hadba la kulmo.Waxa uu aas aasay madasha Maansom oo ah mada…
  continue reading
 
Hidaya Mursal Cabdirixmaan waa gabar dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Muqdisho, waa ardayad wax ka barata mid kamid ah jaamacadaha dalka waxa ayna si mug leh uga shaqaysaa arrimaha bulshada.Sanadkii 2014 kii, Hidaayo waxa ay asaastay dugsi ay si lacag la'aan ah wax uga barteen carruur soomaaliyeed oo tiradoodu kor udhaaftay 400 oo isugu jiray wii…
  continue reading
 
Muxyadiin Maxamed Cabdille waa nin dhalinyaro ah oo hibo ilaahay usiisay curinta suugaanta noocyadeeda kala duwan, waxa uuna ku nool yahay gudaha dalkeena hooyo.Suugaanta uu curiyo Muxiyadiin badi waa mid uu uga hadlo arrimaha bulshada gaar ahaan wadaniyadda, dowlad wanaagga, dhaqanka soomaalida, horumarinta nolosha aadanaha iyo wiliba haasaawaha d…
  continue reading
 
Midowga dhalinyarada Mutadawiciinta Soomaaliyeed waa urur dhalinyaro oo la asaasay bishii March ee sanadkii 2017 kii, waxa uu ka hawl galaa Somalia, gaar ahaan gobolka banaadir iyo nawaaxigiisa. Waa midow dhalinyaro oo shaqadoodu tahay wacyi gelinta bulshada iyo kaalmaynta dadka nugulka ah ee ubaahan caawinta. Ma ahan urur faa’iido doon ah taas bed…
  continue reading
 
Loading …

Quick Reference Guide