Best diinta podcasts we could find (Updated July 2017)
Related podcasts: Islamic Religion Education Waasidiya Caqiida (01) Cilmiga Qoyska Badhaadhaha Furaha Kudhaqanka Ridada) Noqoshada Salaada Kusugnaanta Kitaabka Sharaxa Ahmiyadiisa Muslimka Dhawrsanaanta  
Diinta public [search 0]
show episodes
 
K
Kusugnaanta diinta
Daily+
 
Muhiimada ay leedahay in diinta lagu sugnaado waqtiga fitnada, noocyada ay leedahay fitnatu, iyo sida looga gaashaamanayo.
 
K
Kudhaqanka diinta
Daily+
 
Shareecada in la raaco , sida ay dadkii wanaagsanaa ee hore ugu dhaqmi jireen diinta, iyo dhibaatooyinka ku dhaqan la’aanta diinta.
 
K
Ka noqoshada diinta ( ridada)
Daily+
 
Macnaha ka noqoshada diinta , iyo axkaamta arintaasi ka ratibmaysa aduunyada iyo aakhiradaba, noocyada ka noqoshada diintu ay leedahay.
 
S
Salaada 02
Daily+
 
Salaada: meesha ay kaga jirto salaadu diinta islaamka, adilada ku tusaya heerka ay salaadu gaadhsiisan tahay diinta islaamka.
 
D
Dhawrsanaanta muslimka
Daily+
 
Muxaadaro ka hadlaysa dhawrsanaanta qofka muslimka, sharaftiisa, iyo tusaalooyin arintaas ku tusaya oo ku sugan diinta.
 
F
Furaha Badhaadhaha qoyska
Daily+
 
Muxaadaro ka hadlaysa guurka iyo wanaaga uu xambaarsan yahay marka lagu dhaqo guriga diinta islaamka.
 
S
Sharaxa kitaabka caqiida - Waasidiya
 
Kitaabkan Waxa uu sharaxayaa caqiidatul-waasidiya, oo ka hadlaya usuusha diinta iyo manhajka ahlu suna dhanka caqiidada
 
C
Cilmiga iyo ahmiyadiisa (01)
Daily+
 
Cilmiga iyo ahmiyadiisa , fadliga cilmiga, aadaabta laga rabo qofka baranaya cilmiga. sideese loo baranayaa, sida ay diinta islaamku u waynaysay cilmiga, cilmiga la rabo in la barto waa kee.
 
S
Suufiyada
Daily+
 
Muxaadarooyin taxane ah oo uu sheekhu kaga hadlayo manhajka suufiyada iyo qaybaha ay u qaybsamaan, iyo kuwooda khatarta ku ah diinta islaamka. Sidoo kale waxa uu sheekhu soo bandhigayaa kutubta ay akhristaan suufiyadaasi, waxana uu sharax fiican ka bixinayaa kitaabka ay soomaalidu u taqaano MANAAQIB. Isaga oo kitaabkaasi ku qaadaa dhigi doona muxaadarooyinkiisan taxanaha ah.
 
Loading …
show series
 
K
Ka noqoshada diinta ( ridada)
 
Ka noqoshada diinta ( ridada) 2
 
K
Ka noqoshada diinta ( ridada)
 
Ka noqoshada diinta ( ridada) 1
 
K
Kudhaqanka diinta
 
Kudhaqanka diinta
 
K
Kusugnaanta diinta
 
Kusugnaanta diinta
 
Speed
Series preference
1x
1x
Volume
100%
/

Google login Twitter login Classic login