Erdugan public
[search 0]
More
Download the App!
show episodes
 
Su`aal adiga qoralkayga akhrinaya ? -Waligaa Dalkaaga iyo Dadkaaga Hooyo wax malagaa weydiiyay ? sido kale -Rajo maka qabtaa inad ka qayb noqoto xalka Dadkaaga iyo dalkaaga Hooyo ? Walaal haday rajadas kugu jirto waxa tahay rajada kaliya ay maanta umaddeena soomaliyeed qabaan. waayo maanta jawaab u helida dhawr shay ayaa sababtay -Dhimashada Malaayiin Soomaaliyeed -Dhibka malaayin Soomaaliyeed oo ku dhibaataysan dalkooda hooyo. -Qaxa malaayiin Somaliyeed oo ku kala dayacan dunida daafaheeda, ...
  continue reading
 
Loading …
show series
 
Qabyaalad: Waana aafo inagu habsatay hadaanu nahay soomaali,Waana cudurka kaliya aan daawa u la nahay Waana Mida noo keentay dhibaato ad u weyn oo midnimadeenii kala jartay oo Qaran keeniBur burisay. Qabyaalad markii lagu leyahay Micnaheeduna Waa qab,iil,quursi,qurun ,dulmi qaran la aan,cadaalad darro,amni xumo,gaajo,qax,diin la aan iyo intaas iyo …
  continue reading
 
Waxaan xalqadeena Hordhaca idi kugu soo gudbin doona inaan wax kaa weydiiyo Maka warqabtaa xaalka ay ku suganyihiin waqti xaadirkan dalkeena iyo dadkeena Soomaaliyed. Rajo ma ka qabtaa inaad ka qayb noqoto xalka dadkaaga iyo dalkaaga hooyo. Su`aalahaas iyo kuwa kale jawaab u helidooda ayaa waxa ay sababeen Dhimashada Malayiin oo Soomaliyeed Dhibka …
  continue reading
 
Loading …

Quick Reference Guide