XADAASADA-KA-DIB: SIDEE AYAY U NAQDISAY XADAASADA | CAMBAABUR PODCAST |#05| CUMAR CALI BAASHE (2/2)
Manage episode 291942952 series 2790700
Waa Cambaabur Podcast #5
Kulankan waxa uu daba socdaa kii hore ee #4, Cumar Cali Baashe ayaa sii wada qaadaadhigista fahanka XADAASADA IYO XADAASADA-KA-DIB. Qaybtanna waxa aan ku eegaynaa sida uu dhaqdhaqaaqa XADAASADA-KA-DIB U NAQDIYAY XADAASADA? (Xadaasada-ka-dib/Post Modernity/ما بعد الحداثة ), si lamid ah sidii horena waxa aan ka hadli doonna curashadeedii iyo taabbagalkeegii, dhinacyada ay saamaysay/ka koobantahay iyo fikradaha seesdhigga u ah.
Cumar waa aqoonyahan ku takhasusay Dhaqaalaha iyo Horumarinta Dhaqaalaha, daneeya oo wax ka qora dhaqanka (saqaafada), falsafadda iyo arrimaha danta guud.
***
Ku Taxnaw Cambaabur Podcast oo kala soco:
Apple Podcasts https://apple.co/3nAj3Bg
Spotify https://spoti.fi/3nz0762
Google Podcasts https://bit.ly/3xzwje5
Anchor https://bit.ly/3nz2Hcl
Breaker https://bit.ly/3u98hED
Overcast https://bit.ly/3gPsfR9
Pocket Casts https://bit.ly/3t7g7NZ
RadioPublic https://bit.ly/3e41LcQ
Youtube https://bit.ly/3em1X7r
Iyo meel kasta oo kale oo aad Podcast-yada ka macmiilato.
Ku taxnaw oo SUBSCRIBE - LIKE - SHARE.
#AvalitesFoundation
#CambaaburPodcast
17 episodes