Tubta Nabadda Ep89 - Somalia Floods: Forecasts, Warnings and Advice

16:24
 
Share
 

Manage episode 205630941 series 2276607
By Discovered by Player FM and our community — copyright is owned by the publisher, not Player FM, and audio streamed directly from their servers.
Todobaadkan barnaamijka #TubtaNabadda, waxaan ku soo qaadan doonaa dood ku saabsan daadadka saameeyay dad gaaraya 700,000 oo ruux sidoo kalena barakiciyay 215,000 oo ruux. Waxaa barnaamijka naga la qaybgalaya Maxamed Macalim oo ah Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Biniaadanimada iyo Maareynta Masiibooyinka, Cabdi Rooble oo ka tirsan Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada iyo beeraha iyo Cabdullaahi Xassan oo ah Agaasimaha Waraabka iyo Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Beeraha dowladda Federaalka Soomaaliya. Dhammaantood waxay ka hadli doonaan baaxadda dhibaatada ay daadadku gaysteen iyo waxa ay tahay in la qabto si dadka loo caawiyo dadka gaar ahaan bulshada ku nool magaalada BeletWeyne. Ka dhageyso Barnaamijka Radio Mogadishu, Radio Kulmiye, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Risala, Radio Adado, Radio GoobJoog or Radio HiranWeyn Beletweyne maanta oo qayb ka noqo barnaamijka. Xasuusnow waad ka qayb gali kartaa adigoo wacaya idaacadaha nala wadaagayo aragtidaada. Haddii uu ku dhaafay barnaamijka halkaan ka dhageyso goor kasta!

24 episodes available. A new episode about every 7 days averaging 16 mins duration .