Artwork

Content provided by United Nations Assistance Mission in Somalia. All podcast content including episodes, graphics, and podcast descriptions are uploaded and provided directly by United Nations Assistance Mission in Somalia or their podcast platform partner. If you believe someone is using your copyrighted work without your permission, you can follow the process outlined here https://player.fm/legal.
Player FM - Podcast App
Go offline with the Player FM app!

Tubta Nabadda Ep71 - Somalia & international partners discuss humanitarian milestones for 2018

17:04
 
Share
 
Manage episode 203703008 series 2276607
Content provided by United Nations Assistance Mission in Somalia. All podcast content including episodes, graphics, and podcast descriptions are uploaded and provided directly by United Nations Assistance Mission in Somalia or their podcast platform partner. If you believe someone is using your copyrighted work without your permission, you can follow the process outlined here https://player.fm/legal.
Barnaamijka #TubtaNabadda waxaan todobaadkan kaga hadli doonaa Qorsha arrimaha #Biniaadanimada sanadka 2018 ee dalka Soomaaliya. Waxaan ku waraysanaynaa Cabdullaahi Xaamud oo ah wasiiru dowlaha xaafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo ka hadli doona #shir dhawaan ka dhici doona oo u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay iyo bahwadaagta caalamiga ah kaas oo looga gol-leeyahay xoojinta jawaabaha dhanka biniaadanimada iyo caqabadaha wajahaya Soomaaliya sanadka 2018. Wuxuu sidoo kale ka hadlayaa qorshaha jawaab celinta arrimaha biniaadanimada ee dowladda Soomaaliya ee sanadka 2018. Faadumo Sheekh iyo Cali Guutaale, oo barnamaijka daadihinaya, ayaa sidoo kale ka hadli doona muhiimadda abaabulka deeqaha iyo jawaab ka bixinta u leeyihihiin fududeynta xaaladaha bini'aadanimo, waxaana marti u ah ku xigeenka madaxa hay'adda Save The Children u qaabilsan koonfurta Soomaaliya oo ka hadli doona muhiimadda jawaabaha lagabixinayo xaaladaha la xariira bini'aadanimada Soomaaliya iyo casharada laga bartay dhacdooyinkii hore. Ka dhageyso Barnaamijka Radio Muqdisho, Radio Kulmiye, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risaala, Radio Hiranweyn Beletwein Maanta. Xasuusnow in aad soo wacdo idaacadaha aad barnaamijka ka dhageysaneysid si aad aragtidaada ula wadaagtid, ama halkaan aragtidaada noogu reeb. Hadii uu ku seegay barnaamijka halkaan ayaad mar walba ka dhageysan kartaa.
  continue reading

299 episodes

Artwork
iconShare
 
All episodes

×
 
Loading …

Welcome to Player FM!

Player FM is scanning the web for high-quality podcasts for you to enjoy right now. It's the best podcast app and works on Android, iPhone, and the web. Signup to sync subscriptions across devices.

Quick Reference Guide