Artwork

Content provided by United Nations Assistance Mission in Somalia. All podcast content including episodes, graphics, and podcast descriptions are uploaded and provided directly by United Nations Assistance Mission in Somalia or their podcast platform partner. If you believe someone is using your copyrighted work without your permission, you can follow the process outlined here https://player.fm/legal.
Player FM - Podcast App
Go offline with the Player FM app!

Tubta Nabadda Ep80 - International Women’s Day celebrated in Somalia

17:47
 
Share
 
Manage episode 203702999 series 2276607
Content provided by United Nations Assistance Mission in Somalia. All podcast content including episodes, graphics, and podcast descriptions are uploaded and provided directly by United Nations Assistance Mission in Somalia or their podcast platform partner. If you believe someone is using your copyrighted work without your permission, you can follow the process outlined here https://player.fm/legal.
Todobaadkaan Banaamijka #TubtaNabadda waxaan diiradda ku saareynaa muhiimadda maalinta Haweenka adduunka, anagoo eegeyna dhinacyada siyaasadda iyo dhismaha nabadda ee Soomaaliya. Waxaan ka hadli doonaa muhiimadda xaqiijinta ka qaybgalka haweenka oo ay ku jiraan hoggaamiyaasha haweenka ee dhinacyada go'aan gaarista Guddoomiyaha ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuula Axmed Gabale, ayaa ka hadashay Kaalinta haweenka Soomaaliyeed ka ciyaarayaan jaggooyinka hoggaamineed. Farxiyo Muumin oo ka tirsan xildhibaanada Soomaaliyeed muujisay fursadaha haweenka Soomaaliyeed ay ku hormarin karaan doorkooda hoggaamineed Dhageyso Barnaamijka oo ay daadihinaayaan Cali Guutaale iyo Faadumo Sheekh, waxaana istuudiyaha ku weheliya Gabyaa Yusuf Max'ed. Ka dhageyso Barnaamijka Radio Mogadishu, Radio Kulmiye, Radio Baidoa, SBC Radio, Radio Risala, Radio Adado, Radio GoobJoog or Radio HiranWeyn Beletweyne. Si aad fikradahaaga noola wadaagto, soo wac nambarada idaacadaha aad ka dhagaysanaysaan barnaamijka ama fallo noo dhaaf.
  continue reading

283 episodes

Artwork
iconShare
 
כל הפרקים

×
 
Loading …

Welcome to Player FM!

Player FM is scanning the web for high-quality podcasts for you to enjoy right now. It's the best podcast app and works on Android, iPhone, and the web. Signup to sync subscriptions across devices.

Quick Reference Guide