Artwork

Content provided by Mahad Sheikh. All podcast content including episodes, graphics, and podcast descriptions are uploaded and provided directly by Mahad Sheikh or their podcast platform partner. If you believe someone is using your copyrighted work without your permission, you can follow the process outlined here https://player.fm/legal.
Player FM - Podcast App
Go offline with the Player FM app!

Boob iyo Isqabqabsi Doorasho Maaha

31:44
 
Share
 
Archived series ("Inactive feed" status)

When? This feed was archived on March 07, 2019 01:26 (5+ y ago). Last successful fetch was on September 11, 2018 01:17 (6y ago)

Why? Inactive feed status. Our servers were unable to retrieve a valid podcast feed for a sustained period.

What now? You might be able to find a more up-to-date version using the search function. This series will no longer be checked for updates. If you believe this to be in error, please check if the publisher's feed link below is valid and contact support to request the feed be restored or if you have any other concerns about this.

Manage episode 166873497 series 1201237
Content provided by Mahad Sheikh. All podcast content including episodes, graphics, and podcast descriptions are uploaded and provided directly by Mahad Sheikh or their podcast platform partner. If you believe someone is using your copyrighted work without your permission, you can follow the process outlined here https://player.fm/legal.
Boob iyo Isqabqabsi Doorasho Maaha Image

Waxaa adduunka iyo dadweynaha Soomaaliyeed loo sheegay in ay socoto doorasho lagu dooranayo xubno baarlamaan. Waxaa soo shaacbaxday in ay doorasho soconin laakiin waxa socda uu yahay boob ay hoggaanka dawladda boobayaan xubin-nimada baarlamaanka. Waxaa soo baxday in xubnaha la boobayo laga damacsan yahay in ay hoggaankii hore ee fashilmay mar kale dib u soo doortaan. xsiyocc

Waxaa socda is qabqabsi ka abuurmay boobkan. Waxaa is haysta oday dhaqameedyadii la yiri idinku wax soo xula iyo hoggaanka dawladda ee wax boobaya. Waxaa is haysta xubnaha tartamaya oo iyagu iska kala riixanaya booska. Waxaa socda laaluush iyo musuqmaasuq baaxad leh oo amakaag iyo yaab ku noqday dadkii Soomaaliyeed iyo xataa shisheeyihii markii hore ogolaaday doorashada noocaan ah ee aan la hayn meel ay horay uga dhacday.sxiyocg

Waxaa la hubaa waxa ka soo baxa waxan loogu yeero doorasho in ay dalka dib u dhac weyn u horseedayaan, laakiin ayan ka saareyn marxaladdan adag. Waxaa hubaal ah in dib u heshiisiin, nabadgelyada in la sugo, dawlad wanaag in la soo celiyo, shisheeye in laga maarmo oo laysku tashado, doorasho xor ah in ay dhacdo 2020, boobka qeyraadka dalka la joojiyo ay suurto gal noqon doonin.amiyocg

HADDABA DADKA SOOMAALIYEED MAXAA LA GUDBOON:

Ma in ay ka aamusaan boobkan iyo isqabqabsigan mise in ay u istaagaan in doorasho caadil ah la helo si dalka loo badbaadiyo?

Ma waxaa la gudboon in qabyaalad lagu madadaaliyo oo laga daneysto mise in ay qarankooda badbaadiyaan oo doortaan hoggaan u qalma?

Ma in ay shisheeye ku xirnaadaan mise in ay isku tashadaan oo ay noqdaan dad la siman dadyowga adduunka ee maamusha dalalkooda?

Dhageyso

  continue reading

25 episodes

Artwork
iconShare
 
All episodes

×
 
Loading …

Welcome to Player FM!

Player FM is scanning the web for high-quality podcasts for you to enjoy right now. It's the best podcast app and works on Android, iPhone, and the web. Signup to sync subscriptions across devices.

Quick Reference Guide