Artwork

Content provided by Mahad Sheikh. All podcast content including episodes, graphics, and podcast descriptions are uploaded and provided directly by Mahad Sheikh or their podcast platform partner. If you believe someone is using your copyrighted work without your permission, you can follow the process outlined here https://player.fm/legal.
Player FM - Podcast App
Go offline with the Player FM app!

COD01: Hoogaannada iyo Aragtiyada Hadda Jira Xaaladda Adag Malooga Bixi Karaa?

30:49
 
Share
 
Archived series ("Inactive feed" status)

When? This feed was archived on March 07, 2019 01:26 (5+ y ago). Last successful fetch was on September 11, 2018 01:17 (6y ago)

Why? Inactive feed status. Our servers were unable to retrieve a valid podcast feed for a sustained period.

What now? You might be able to find a more up-to-date version using the search function. This series will no longer be checked for updates. If you believe this to be in error, please check if the publisher's feed link below is valid and contact support to request the feed be restored or if you have any other concerns about this.

Manage episode 156805851 series 1201237
Content provided by Mahad Sheikh. All podcast content including episodes, graphics, and podcast descriptions are uploaded and provided directly by Mahad Sheikh or their podcast platform partner. If you believe someone is using your copyrighted work without your permission, you can follow the process outlined here https://player.fm/legal.
COD01: Hoogaannada iyo Aragtiyada Hadda Jira Xaaladda Adag Malooga Bixi Karaa? Image

Qodobada laga hadlayo waa:

Dalka Soomaaliyeed wuxuu ku jiraa xaalad adag:

  • Muddo waxaa dalka iyo dadku ku sugnaayeen xaalad qatar ah. Xaaladdan qatarta ah waa mid illaa iyo hadda jirta.
  • Dadka Soomaaliyeed waa dad kala qeybsan oo u baahan midnimo. In la mideeyo waxay u baahantahay hawl adag.
  • Dalka waxaa lagu hayaa faragalin shisheeye oo jiritaanka mustaqbalkiisa halis ku ah
  • Kooxo ayaa midba qeyb dalka goostay oo dawlado gaar ah sameystay
  • Kooxo ayaa raba in ay dalka kala gooyaan oo halis ku ah mid nimada dhulka Soomaaliyeed
  • Kooxo ayaa raba in ay dalka qaranimadiisa, hiddahiisa, dhaqankiisa iyo diintiisaba ciribtiraan
  • Tuugada, dabadhilifka, qaswadaha iyo xagjirka iyo waxa la midka ah sahal ayay u tahay in ay dambiyo ka galaan dalka iyo dadka
  • Adduunka matalaad kuma haysato Soomaaliya

Waxa loo baahan yahay in ay hirgalaan:

  • Colaadda sokeeye in la soo afjaro
  • Marxaladda cakiran in laga boxo
  • Mustaqbal fiican in aas aas loo dhigo

Hogaanka hadda jira iyo Aragtida hoggankani isticmaalo ma yihiin kuwo xaaladdan adag ee uu ku jiro ka saari kara dalka?

Hoggaanka hadda jira wuxuu u kala baxaa laba qeybood.

1. Hoggaan qabiili ah oo adeegsada aragti siyaasadeed oo ku saleysan is abaabul siyaasadeed oo qabiil ku dhisan.

  • Hoggaanka qaabiiliga ah waa isaga waxa wada dhibaatada Soomaaliyeed
  • Hoggaanka qaabiiliga waa isaga waxa bulshada Soomaaliyeed qabiil qaabil u kala qeybiyay oo cuuryaamiyayay midnamada iyo wada shaqeynta bulshada
  • Hoggaanka qabiiliga ah waa hooggaanka ku haya bulshada Soomaaliyeed iyo dalkaba marxaladda cakiran. Waan isaga waxa galiyay marxaladda cakiran
  • Aragtida ay adeegsadaan waa waxa u suurto galiya in ay dhibaatooyinkan oo dhan u geystaan dalka

2. Hoggaan diini ah oo adeegsada is abaabul siyaasadeed oo ku dhisan kooxaysi diineed

  • Isaga ayaa ka dambeeya in xasiloonidii iyo midnimadii diineed ee dalka halis gasho
  • Isaga ayaa ka dambeeya in faragalin shisheeye dalka lagu sameeyo
  • Isaga ayaa ka dambeeya colaadda hadda jirta ee ka socota dalka

Waxaa lagama maarmaan ah in la helo argati iyo hoggaan ka gudbiya dalka xaaladdan adag. Aragtida Wadajir Danta Guud waa aragti suurto galineysa in la helo hoggaan tayo leh, waana aragti suurto galineysa in dalku ka boxo xaaladdan adag.

Dadka Soomaaliyeed waxaa la gudboon in ay ka tanaasulaan aragtiyada iyo hoggaanka qabiilka iyo kooxaysiga dineed ku dhisan ee sii adkeynaya xaaladda adag ee ay soomaaliya muddo ku jirtay walina ku jirto, oo taageeraan in la helo hoggan iyo aragti cusub.

Maxay Kula tahay?

Aragtida iyo Hoggaanka Qabiilka ku Dhisan Xaaladdan Lagu Jiro Ma Looga Bixi Karaa?

Aragtida Kooxaysiga Diineed iyo Hoggaanka Horkaca Xaaladdan Adag Maka Saari Karaa Dalka?

Aragti iyo Hoggaan Cusub Ma loo Baahan Yahay?

Wadaag Fikirkaaga.

  continue reading

25 episodes

Artwork
iconShare
 
All episodes

×
 
Loading …

Welcome to Player FM!

Player FM is scanning the web for high-quality podcasts for you to enjoy right now. It's the best podcast app and works on Android, iPhone, and the web. Signup to sync subscriptions across devices.

Quick Reference Guide