Best wanaagsan podcasts we could find (Updated October 2017)
Related podcasts: Islamic Religion Education Raaco Amarka Dhexdhexaadnimadiisa Wanaaga Khaatumada Akhlaadii Islaamka Saaxibka Guusha Sababaha Ilaahay S.c.w Nabiga  
Wanaagsan public [search 0]
show episodes
 
K
Khaatumada wanaagsan
Daily+
 
Muxaadaro ka hadlaysa : khaatumada wanaagsan iyo calaamadaha lagu garto arintaas.
 
S
Saaxibka wanaagsan
Daily+
 
Muxaadaro ka hadlaysa saaxiibka wanaagsan iyo adilada ku tusinaysa arintaas, iyo sida qofku ku helayo saaxiibka wanaagsan, tusaalooyin ka saaxibada wanaagsan.
 
W
Wanaaga islaamka iyo dhexdhexaadnimadiisa
 
Macnaha dhexdhexaadnimada islmaanka , ku toosnaanta caqiidada toosan, ka caado dhigashada akhlaaqada iyo dhaqanka wanaagsan, la dhaqanka wanaagsan.
 
A
Akhlaadii nabiga s.c.w
Daily+
 
Akhlaaqada nabiga, s.c.w. xishoodka, deeqsinimada, geesinimada, iyo midhaha ka dhasha akhlaaqada wanaagsan.
 
T
Toosnaanta
Daily+
 
Muxaadaro ka hadlaysa macnaha toosnaanta, iyo Asbaabaha keena ku toosnaanta jidka ilaahay, taasi oo ay ka mid tahay: sabirka , bulshada wanaagsan, i.w.m
 
A
Amarka ilaahay oo la raaco
Daily+
 
Muxaadaro ka hadlaysa sidii loo raaci lahaa amarka ilaahay, iyo ka fogaanshaha wixii uu inaga reebay. iyo midhaha wanaagsan ee arintaasi leedahay
 
S
Sababaha guusha
Daily+
 
Muxaadaro ka hadlaysa : sababaha umada muslinka u keeni kara guusha oo ay ka mid tahay: ilaahay oo si dhab ah loo rumeeyo, cilmiga iyo camal wanaagsan oo la raaciyo, jihaadka lagula dagaalamayo gaalada, sabirka.
 
Loading …
show series
 
By ifiyeshow@gmail.com (IFIYE).
 
Kala soo qaybgala, Marian Hassan oo inoo marti gelin barnaaminkan iyadoo Afka Soomaaliga adeegsanaysa oo ka jawaab celin sadex su’aalood oo ah su'aalaha baddanaa la is waydiiyo marka uu soo siyaado walaac ku saabsan koriimadda ilmaha. Marian waxay nala wadaagi talaabooyinka ugu muhiimsan oo ay tahay in la qaado si loo sameeyo jawi wanaagsan oo ...…
 
K
Khaatumada wanaagsan
 
Khaatumada wanaagsan
 
S
Saaxibka wanaagsan
 
Saaxibka wanaagsan
 
Speed
Series preference
1x
1x
Volume
100%
/

Google login Twitter login Classic login