86 subscribers
Go offline with the Player FM app!
Podcasts Worth a Listen
SPONSORED

1 My mission to change the narrative of mental health | Glenn Close 13:44
Kaalinta Fanka ee Hogatusaaleynta iyo Wacyigelinta Bulshada
Manage episode 451100775 series 3400635
Burburkii ka hor, Soomaaliya waxay laheyd kooxo-faneed kaalin weyn ku lahaa wacyigelinta buslahda. Goobaha ay xoogga saari jireen kooxihii fanka ee ay dowladdu gacanta ku haysay waxaa ka mid ahaa waxbarashada, muruq-maalka, caafimaadka iyo ciyaaraha. 30 sano ka dib waa sidee kaalinta ay haatan kooxaha fanku ku leeyihiin dowladnimada iyo wacyi-dhiska bulshada?
Qeybtan 25-aad ee Adeeg Wanaag Podcast waxa lagu falanqeynayaa arrimaha adeegga madadaalada, gaar ahaan heesaha iyo ruwaayadaha, iyo kaalinta ay ku leeyihiin hogatusaaleynta iyo sare-u-qaadista wacayiga bulshada. Waxaa agaasimaha SPA Policy Lab ahna martigaliyaha Adeeg Wanaag Podcast la falanqeynaya Barbaariye Bashiir Cali Xuseen oo ah hoobal qaran, sidoo kalena ah qoraa ka faallooda afka, dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed, kana mid ahaa kooxdii Iftin ee Wasaaradda Waxbarashada.
Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast
· Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab
· Email us at podcasts@somalipublicagenda.org
Thanks for listening!
51 episodes

All episodes
×
1 Barakacayaasha iyo Kaalintooda ku Aaddan in Xal Waara Loo Helo Barakaca 33:30

1 Sababaha Shaqo La’aanta Dhallinyarada iyo Sida Loo Maareyn Karo 47:51

1 Adeegyada Caafimaad ee Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfer) 45:17

1 Waxqabadka Dowladda Hoose ee Degmadda Cadaado & Caqabadaha ku Gedaaman 40:58

1 Waa Sidee Adeegga Caafimaadka Hooyada & Dhallaanka ee Isbitaalka Benaadir? 1:11:51

1 Dib-u-eegista iyo Hagaajinta Adeegga Garsoorka iyo Hay’adaha Cadaaladda 47:57

1 Teknoolojiyadda Casriga ah iyo Fududeynta Adeegyada Dowladda 36:05

1 Maareynta Musiibooyinka iyo Kaalinta Haya’daha Dowladda 37:55

1 Canshuurta Iibka iyo Caqabadaha ku Gedaaman 28:47

1 Kaalinta Fanka ee Hogatusaaleynta iyo Wacyigelinta Bulshada 24:54

1 Kaalinta Bulshada Rayidka & Warbaahinta ee Isla-xisaabtanka Arrimaha Gargaarka Bani’aadamnimo 27:01

1 Wacyiga Bulshada ee Dawooyinka La Isku Cadeeyo & Khatartooda 49:00

1 Adeegga Madadaallada & Saameynta Dhaqan-dhaqaale ee Bulshada 59:12

1 Tayeynta Waxbarashada & Kaalinta Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay 43:04

1 Wacyiga Bulshada ee Xanuunnada Nafsiga ah & Daweyntooda 44:55

1 Saameynta Tartanka Cayaaraha Dowlad-goboleedyada & Gobolka Benaadir 59:37

1 Saameynta Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya 38:02

1 Dhismaha & waxqabadka golayaasha deegaanka ee Galmudug & Hirshabeelle 39:00

1 Kaalinta Maamulka Gobolka Benaadir ee Tageeridda Barakacayaasha 54:05

1 Falanqeyn sanad-waxbarasheedka asaasiga ah ee jaamacadaha lagu kordhinayo 28:22

1 Kaalinta ururrada bulshada rayidka beelaha laga tirda badan yahay ee isku xirka barakacayaasha, haya’daha samafalka iyo dowlada 1:01:08

1 Adeegga Xajka iyo Kaalinta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta 33:51

1 U daadejinta canshuurta & adeegyada bulshada dowladaha hoose 29:40

1 Sababa iyo Xalka Culeysyada Isu-socodka Dadka iyo Gaadiidka Muqdisho 31:50

1 Shaqaaleysiinta Dhallinyarada: Tayo-yarida Tacliinta Sare Miyaa Ka Qeyb Qaadanayso Shaqo La’aanta Dhallinyarada Muqdisho? 27:30

1 Daadejinta adeegga waxbarashada ee gobolka Benaadir iyo muranka ka taagan 27:38

1 Naqsahadeynta xalka waara ee Soomaaliya iyo ku saleynta baahiyaha dadka barakcayaasha 1:04:34

1 Soo If-baxa Dhallinyarada Ciyaal Weerada ee Muqdisho: Sababaha iyo Xalka 33:41

1 Adeegga Caafimaadka ee Gobolka Benaadir: Caqabadaha iyo Xalka 45:44

1 Kaalinta uu Turkiga ku Leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada Muqdisho 1:23:14

1 Dimuqraadiyeynta Puntland: Geeddi socodka, Caqabadaha iyo Xalalka 1:23:51

1 Hannaanka Federaaleynta Maaliyadda Soomaaliya 34:30

1 Doorashada Soomaaliya: Ka laabashada muddo kordhinta, kaalinta raysal wasaaraha, iyo shirka la filayo in uu qabsoomo 25:41

1 Dib-u-heshiisiinta Galmudug: Geeddi-socodka, Caqabadaha iyo Fursadaha 29:26

1 Falanqeyn miisaaniyadda sanadka 2021 loo qorsheeyay hay’adaha amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada Soomaaliya 16:29

1 Xasilloonida iyo Daahfurnaanta Hannaanka Doorashada dadban ee Soomaaliya 21:26

1 Maxaa Casharro ah oo Laga Baran Karaa Doorashooyinkii Dadbanaa ee Soomaaliya ee 2016? 24:54

1 Kaalinta Dhalinyarada ee Doorashooyinka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya: Fursadaha iyo Caqabadaha 59:55

1 Sidee loo maareeyay ka jawaabista Covid19 ee Soomaaliya? 55:50

1 Saameynta COVID-19 uu ku yeeshay jaamacadaha Muqdisho 25:53

1 Falanqeyn: waxa laga baran karo sida loo maareeyay kaalmadii bini'aadamnimo ee 2019 loo fidiyey Beledweyne 18:36

1 Sidee ayay Soomaaliya ugu diyaargaroobeysaa la tacaalidda COVID-19? 45:35

1 Review of the Proposed First Past The Post Electoral Model for Somalia 20:02

1 Re-instituting political parties in Somalia 14:57
Welcome to Player FM!
Player FM is scanning the web for high-quality podcasts for you to enjoy right now. It's the best podcast app and works on Android, iPhone, and the web. Signup to sync subscriptions across devices.